Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Ra’iisal Wasaaraha Israa’iil ayaa si wadajir ah u qabtay War-Murtiyeed muhiim ah, ka dib kulan heersare ah oo ay ku yeesheen magaalada Jeruusaalem.
Madaxweynaha Somaliland iyo RW. Netanyahu oo Soo Saaray War-Murtiyeed Wadajir Ah!
